BBCVOA

Somali Links

Boocame
allbari
allpuntland
beerdhiga
Dailysomalia
halgan
Hiiraan
iqrapress
Jidbaale
puntlandpost
somaliweyn
Somaliweyn
somaliyouth
Widhwidh
xaadhadhan
xargaga

Home | Wararkii Hore | Photo | Maqaal | Sugaan | Music | Contact Us
Cali Maraykan Oo Maanta Lagu Xidhay Magaalada Garoowe.

waxa maanta  Boolis uu hogaaminayo taliye ku xigeenka Booliska Puntland Mr Sayid ay xabsiga magaaladda Garoowe u taxaabeen Afhayeenka Beelaha SSC Mudane cali Maraykan.




wararku waxay intaasi ku darayaan in ay haatan odayaal iyo waxgarad isku dayeyaan in la sii daayo Cali Maraykan, iyada oo ay doonayaan in lagu sii daayo Dabaanad.


Afhayeenka Beelaha SSC ayaa muddooyinkii ugu danbeeyey waxa uu dhaliilo kulkul u soo jeediyey isaga oo aan meela u cararin sida mas'uuliyiin hore xilal uga soo qabtay Garoowe maamulka Puntland oo uu sheegay in ay ka gaabsadeen sidii ay wax uga qaban lahaayeen xaaladda adag ee ka jirta Gobollada Puntland, wuxuuna dhawr jeer ku baaqay in difaaca deegaanka SSC aan hadda wixii ka danbeeya loo daba fadhiisan maamulka Puntland ee fadhiidka ah, wuxuuna ka mid ahaa xubnihii shirka Tukaraq qeyb weyn ka qaatay sidii loo abaabuli lahaa


wixi war ah ee kasoo gordha wan idinla soo socodsiindoonaa hadii eebe radbi idmo