BBCVOA

Somali Links

Boocame
allbari
allpuntland
beerdhiga
Dailysomalia
halgan
Hiiraan
iqrapress
Jidbaale
puntlandpost
somaliweyn
Somaliweyn
somaliyouth
Widhwidh
xaadhadhan
xargaga

Home | Wararkii Hore | Photo | Maqaal | Sugaan | Music | Contact Us

18 Maalin Qashin Gurka Gobolada SSC + Daawo Sawiro

Subax Nimadii Saaka oo ay Kuu Beegnayd 18 Bisha 5 ee May ayaa ahayd Maalin ay magaalada Laascaanoodi ahayd Mid Kacsan Halka Dadka Taageersan Maamulka Riyaale  ay ayaamahanba u ololeynayeen Sidii  ay Xaflad Balaadhan uga Dhigi Lahaayeen Sool Laascaanood


 



 


 


 


 


 


 


 


iYadoo dhanka Kale'na shacabka badidiisu ay u diyaar garoobayeen Nadiifinta Gudaha Magaaladda Laascaanood oo ku Beegan 18 Isla Bisha May oo sanad  walba laga xuso tan iyo inatii uu Maayarka ka ka ahaa C/rashiid barkhadle

hadaba waxaa ay maamulka Somaliland soo uruuriyeen dad aan Tiradoodu badnayn oo maskaxda Laga Xaday Iyo baabuur tikniko ah oo lagua daad shey Guud ahaan magaalada laascaanood wadooyinkeda




Ilaa iyo hada waxaa Xidhan wadada wayn ee Laamiga yadoo Quraarado(DHALOOYIN) lagu jajabiaayey Laguna Gubay Calanka SOMALILAND  dhanka kale Wariyayaal Ka soo Jeeda Somaliland oo jeelka Loo taxaabay kadib markii ay sawiro ka qaadeen Calanka Somalidiidka Somaliland oo HOLCAYA


LAASCAANOOD
SOOL
SOMALIYA

Sarmaanyo Online News Laascaanood Somalia Sarmaanyo@yahoo.com